Riyada:
Asc sheekh wan kusalamy salan kabacdi waxan ahy qof xanuunsan kabacdi quran balaisary waxan kuriyody mas sadex afle ano wabi talow isle cagta markan gali isdhahy ayu igu so body car soo gal ayu idhahy kabacdi dirac an leyahy ban uturay mar ku ididy wabigi inaan maro wan kalabty kabac di waxn arky nag dixiri kasocdo sanka iyo afka dirxi gi nag ta kasoc dy xijabkyga gary wan iska dadin hayeey
Fasirka:
Riyada waa riyo halis ah waxay kaaga digaysaa dumar aad u xun oo dhib weyn kula maaggan waxaa lagaa rabaa in digtooni aad ka qabto dadka cadow ah, maskaas sedexda af leh waa dad munaafuq ah oo dhowr weji leh af macaan ah iyo uur mariid.