Riyada:
Asc sheekh wakusa lamay salan kabacdi shekh waxan kuriyoday nin qawan oo saeir ta iisoo fuuly ooraba ani iyo Xaajiga inuu na kala dhexgalo ana wan layaby wan diidy tasi wasa takale waxn kuriyody naag xubin ta taran ka xaji ga kagoysay mindi kaga goysy iso fasir janatul firdawsa ale hakugu bishareyo
Fasirka:
labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeya waxay tilmaamayaan adiga iyo ninkaaga in l idin soo dhexgali doono, waxaa laga yaabaa inaad is dagaashaan dagaalkasna qof kale ayaa sabab u noqonaya.