Riyada:
Hadii qofku kuriyodo guriga hortisa oo xabxab ka buuxo oo u kaso baxay oon ku farxsantahy hadana barwaaqo ah oo dogu ka buuxo oo ale mansheyay kuriyodo qofku
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in aad gaari doonto waxtarka dadaalka aad ku jirtay, waa natiijada daalkaaga, ugu dambeyntii waad guulaysanaysaa dhib iyo rafaad kaddib, waa khayr inshaa Allaah, marka xabxabka ama qaraha iyo dooggaas sidaas ayaa lagu fasiraa.