Waxaa ku riyooday anoo aqrinaayo laa xowla walaa quwata

Riyada:

Waxaa ku riyooday anoo aqrinaayo laa xowla walaa quwata.

Waxaa ku riyooday anoo aqrinaayo laa xowla walaa quwata

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimaha aad ku mashquulsan tahay in ilaahay kuu fududayn doono faraj dhow inaad heli doonto sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka guulaysan doonto dadka cadowga ah oo kugu taagan.

Previous Post Next Post