Mas yar oo madow ayaan qorii ku qabtay meel geedo badan

 Riyada:

Sheikh Mas yaar oo  madow  ayaan qorii  ku qabtay meel geedo  badan  ma dillin  lakin waan qabtey ii so fasiir  please.

Mas yar oo  madow  ayaan qorii  ku qabtay meel geedo  badan

Fasirka:

Waa qof cadow ah aad iska celin doonto adoo dhib aan u geysanin, maska madow waa cadow xun oo dhib badan.

Previous Post Next Post