Riyada:
waxa jirta aabahay waxa uu dhintay December 2003
waxan ku riyooday laba riyo oo aabe ku saabsan
tan hore waxa weeye aabo oo ila cunaya cabbage ama khudaaarta kaabashka
tan labaad waxa weeye
aabo oo dhenged ama ul yar la dhacaaya wiilka caruurtayda ugu weyn oo edbinaya
WABILAAHI TAWFIIQ
Fasirka:
Riyada ansalaatada aad cuneyso waxay tilmaamaysaa khasaaro xagga hantida marka iska ilaali inaad gasho ganacsi aadan hubin.
Midda labaad waxay tilmaamaysaa inaad ku dadaasho tarbiyada carruurtaada waxay u eg tahay inaad ka mashquushay ilmahaaga inaad tarbiyayso.