Riyada:
Sheq iso fasir ayeyo kun mar riyo ku arka ayado samada labadeda gacan igu duceyneyso Iso fasir labo sano io bar duganthy.
Fasirka:
Waa khayr iyo wanaag Ilaahay ku siin doono, inshaa Allaah wax aad ku faraxdo ayaad heli doontaa waa ducaysan tahay.