Riyada baalaha nalka iyo haweeney madow

Riyada:

Asc walal waxad iifasirtaa riyadan haweenay aya ii timi anoo banaanka jooga wadada baalaha laydhka oo soo dhacay anoo birta taagay oo leh laydhka naga tagaya ayay tidhi haweenay madaw anaa kula taagaya baalaha markanu dhamaynay birtii ama baalihi laydhka halmara waayay baalihii iyo haweenaydii wan cararay way igasoo daba oroday kadib guri aanu jaar ahayn ayay gashay irida markay maraysay waxay noqotay bisad yar gurigii reerka ayay gashay haweenaydu xijaab casaana ayay xidhnayd wayna madoobayd😥.

Riyada baalaha nalka iyo haweeney madow

Fasirka:

Riyada waxay kaaga digaysaa qof qarsoon oo arrin kugu sameyn rabo oo waliba laga yaabo inuu sixir adeegsado wuxuu kusoo gabanayaa inuu shaqo kula wadaago waliba wax halaabay inuu kula hagaajiyo ama inuu garabkaaga istaago si uu kuu caawiyo, laakin dan kale ayuu leeyahay, qofkaasna waa dumar, marka iska jir wixii shar wato Ilaahay hakaa qabto.

Previous Post Next Post