Riyada dooli yaryar oo cadcad guriga lagu dildilayo

Riyada:

Asc sheekh waxa ifasirtaa riyadan waxan kuriyooday dooli yaryar oo albaabada iisaaran iyo daaqadaha kadib ilmahayga isku dayaa inay Dilaan wayna dilan hadana daaqada ayu saaran yahay albab Kasta ku arka wana dooli aaad uyar oo midabkiisa cadyahay markay ciyaalkayga dilayana wayku ciyaarayan oo way iska ceercersanayan lkn marna madhimanin intay dilen e markay isku dayanba say iskaga qaylinayan oo u qoslayan ayan hadana meel kale ku arka marwalbana anaa arkaa oo ciyaalka usoosheega kadib anoo dooligi sidas ku ah aya gabar aan aqaano ayan kudhahay abayo intaa ilma dhalaayay Suu wiilkaaga u uraayo cunug u uraa madhalin hadaan gabadhii kasoodhaqaaqayna oo gurigaygii soogal maagay waaba dooligii yaraa oo albaabka iisaaran dooligana cabsi mahayso waxadba moodi ilmaha guriga cml waana dooli yar oo qurxanba sheekh iisoofasir.

Riyada dooli yaryar oo cadcad guriga lagu dildilayo

Fasirka:

Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa badbaado oo aad ka badbaadayso dad liita oo ku khiyaanaya, dadkaas waa dad aad u dhib badan oo aan kaa harin, laakin ugu dambayn way kaa hari doonaan.


Fasirka riyada dooliga halkan ka daawo




Previous Post Next Post