Riyada:
Waxaa iiyimi niman aan ku reer nahay oo 3 ah oo haraadan ka dib waxaan i dhi ina keena waan idin waraabine guri nin aan aqaan ayaan u soo dhigay markaanu gurigii nimi baan riyadii ka baxay waxaan imi ceel ay joogaan ugaadh miyiga ku nool sida deerada oo ooman ceelkii baan ka waraabshey 2labada riyo midna anigu ma haraadnayn biyona ma cabin
Fasirka:
Inshaa Allaah waxaad noqonaysaa qof dadka caawiya oo u kaalmeeya oo garab taagan waliba dadka kuu dhow taas macnaheeda waa in wax aad helayso oo dadka wax aad ugu qabato.