Riyada walaashan xanuunsan iyo moobeelka wax xun lagu arkayo

Riyada:

Asc wll waxa raway ina riyo i fasirtid waxa ahay gawar aan wali la gursanin waxa ku riyoday walashey oo ayada laqawo mamo eh ayado aad  u xanunsan oo markas no imsnayan nin iyo nag is qaso oo caan eh kadib nagta wexe kene bakeriyasha dhalada eh iyo garafo dhalo eh oo cabitano ku juraan iyo fruits iyo buskut kadib walshey ana u wadan kadib ani cabitanka kabana waxa dhaha macan badana walashey neh xanun dartis musqusha xita ma aadi karto waxa sarirta ugu goglan go cagaaran o dhiwic dhiw cadaan ku juraan lkn aad u cagaran ninka nagta qawo neh mobelke oo iga qaday kadib wo ta tawanaye marke bexen mobelke waxa ku arkay wax xun xun kadib aad u xanaqay ani

Riyada walaasha xanuunsan iyo moobeelka wax xun lagu arkayo

Fasirka:

Riyada adiga ayay kugu socotaa waana digniin iska ilaali dadka qaar oo laga yaabo inay dhib weyn kuu geystaan waliba dhanka bulshada, in wax lagaa qaado ama been lagaa sheego.

Previous Post Next Post