Riyada:
Waxaan ku riyooday nin aan kala tagnay Isagoo daal ka muuqdo markuu i arkay wuu ooyay marna wuu igu qaylinayey gurigayga iiga bax buu ilahaa marna wuu ilmaynayey inuu idilo buu rabay baaskoolad buu igu eryaday markii dambe waanan ka baxsaday
Iiso fasira adinkoo raaliya walaal
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu kaa aargudsan rabo laakin wuu ka baqayaa inuu kaa aargudsado wuxuuna isku dayi doonaa inuu ku raalli galiyo.