Riyada:
Asc bahda daruuro waxan ku riyooday xalay hooyday oo meel barwaaqo ah dagan oo baadiyo ah oo kayma ah oona waligay arkiin dhirta iyo doogu isku baxeer Adhina haysata markaa ani iyo gabar aan aqaano ayaa guriga kasoo baxnay markaan xoogaa soconay oo shaqadha xoolaha maqlaybo bà n soo labanay anaa xoogaa ka harmaray iyaduna way ida asocotay markaa dhul kayna oo dhirbadnbuu ahaa waxa arkay geedaha ay gobaladu guryaha ku dhistaan tiirar badan oo laguray markaa waxaan dhahay dowladu maxay dhirta u ilain wayday hadana waxaan dhahay geedkaan waa qarari oo xoolahu waxba kama cunaan iskadaa ban niyada ka dhahahay wan dhà fay gabadhii way ii yeertay ku awy bay dhahday ana waykee soo socan dhahay waxan arkay meel gabadha xageeda ah nin dhar cad cd qaba oo khamiis iyo cumaamaf xad qaba oo sposocda wà n ka cabsaday waxaan aad isdhahay gurigii waan garab marayarkaa meel barwaaqo ahoo xoolo radkod marmareen baan dhexsocday markaan xoogaa socdaba ninkii oo i daba socdaan arki waana kasii socday.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa nolol farxad leh inaad heli doontaan sidoo kale bulshada aad ku dhex jirtaan aad bay idin qiimayn doontaa, arrimaha aad ku howlan tahay waxay ku dhamaan doonaan wanaag iyo guul.