Riyada:
Asc wll waxaad ii fasirtaa riyadan
Waxaan joogay masaajidka waxaane dadkoo dhane way wada fadhiyeyn sheekh aan aqaano oo iimaanka masaajidka ah ayaa kacay waxuune kadalay arin,
Markaan kasoo baxnay massjidkii ayaa anigoo dad badan ila socdaan ayaan araganay arintii uu kahadalay sheekho cidii samaysay ,ayaan hor istaagay kune qabsaday arintii ,
Waxay iigu jawabay waan qaladanay qaladkiina waan qaladanay waane saxaynaa ,kadib hurdadii ayaan ka sootoosay.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in wax aad toosin doonto adiga aad sabab u noqon doonto waxaa laga yaabaa inay xiriiri la leeyihiin dad adiga kuu dhow ama deris kula ah, guud ahaan riyada waa riyo wanaagsan.