Riyada weerarka digaaga iyo raacidda gaariga

Riyada:

Asc wlal

Wxan ku riyooday digaagad baalalkeeda ila dhacaysa 

Iyo gaadhi aan meel uraacaayo oo aan degdegaayo 

Iisoo fasira wllayaal

Riyada weerarka digaaga iyo raacidda gaariga

Fasirka:

Riyada digaaga waa naag ku daandaansanayso oo rabto inay dhib kuu geysato 

midda gaariga aad raacayso waa xaalad cusub aad gali rabto oo waqti kaaga baahan.

Previous Post Next Post