Riyada qof caan ah oo dadka aad barayso

Riyada:

Waxaad soo fasirta riyada ruux caan ah ood dadka baraso ood ledahay waa hebal

Wuxuuna caan ka yahay  face book page ayuu wax ku qoraa  

Wuxuuna jiraa wadanka dibadiisa 

Asagoo yimid oon dadka barayo ayaan ku riyooday

Riyada qof caan ah oo dadka aad barayso

Fasirka:

Riyada qofka caanka ah waxay tilmaaysaa magac inaad yeelan doonto ama aad bulshada kasoo dhex muuqan doonto


The dream of a famous person indicates that you will have a name or that you will appear in society


Previous Post Next Post