Riyada anigoo ley guursaday maxay tahay

Riyada:

 Asc wll qalia waxan ahay gabadh anan wili guursan waxaan kuriyooday

Anigoo joogo guri aad uweyn oo waxa ku dhexyaalo hool weyn oo lagu qabto tartamada quraanka 

Markas anigo joogo meel oo sida barxad beer camal eh oo darjiimo leh aya waxa ii imaaday nin

Intuusan isoo gaarin ayuu wuxu dhahay waxan salaamaya gabadhan walsheya oon qaraabada nahay 

Markaas wuu ii imaday wuxu idhahay naagta maxamed miyaa markasan kor udhahay yaah

Hadane wuxu idhahay xaaska c.qadir

Miyaa haa ayan dhahay 

Markaasuu idhahay aamino sethy cml wu iwarestay kidib wijigiisa fiiriye wuxu ahaabnin xishood ka muuqdo aadne ucad afkiisa guduud qurux asaga dhan subxallh 

kidib meesha ina kabaxa rabay 

Meel yara koreso aye ehed kidib waxan isdhahy maxa ka qaldan nina ku qabo hadane jaceyl masiineesid ma daneenesid xaate

Kidib ninkii c.qadir la dhahay ayaa mesha so mare waxan rabay inan dhaho meesha iga daji 

Markaasan arkay inuu aad caato uyahay uuna awoodin 

Markaasan is dhahy maxamed hadu ahan laha wuku qaadi laha c.qadirka waaba nin aan aqaano oo quraanka dhiga wuxuune qabaa gabadh aanu diris eheen waan yabaay waxan is dhahay sidee macquul ku tahay arintan maba dhici kartee

Markaas meesha hoolka ehed ayan uga jeeday maxamed walashiis anigoo isleh salaam hada wijigaada wuu nuurayaa ayeba dhamate riyada ..

Marke maxamedka wan aqana sida cadiga 

Waa nin mar hasawe na dhexmar 2sano kahor aan kala tagnay 

Walashiisne waan aqana hoyo aye saaxibo yihiin 

Marke maxamed iyo c.qadir waxe ahayen sida caadiga dad saxibo eh oo shaqo wadaag eh lkn marki danbo maxamed wuuka tagay shaqadaas 

Sida saxdane c.qadir caato waye kankalena waa qof buuran 

Riyada anigoo ley guursaday maxay tahay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhacdooyin mustaqbalkaaga la xiriira, waxayna ku saabsan yihiin rag kala duwan, waxaa dhici karto inay tahay riyo guur tilmaamayso ama rabitaan iyo nolol raadis xagga mustqabalka


Dreams describe events related to your future, and they are about different men, it may be a dream describing marriage or desire and life seeking towards the future


Previous Post Next Post