Riyada anoo layga dhex hadlaayo oo gabar quraan saaraya

Riyada:

Riyaadna ii soo fasir Alaah subxaanahu watacaalaa janatu ferdowsa aclaa hakugu abaalmariyo 

Anoo guri fadhiya ayaa waxaa soo gali wax socdo oo canug qoorta usaaran yahay wixii ma arkin lkn canuga qoorta usaaran Lee arkaay kadib gabdh ayaan quraan saaraay anigii ayaaba leyga dhax hadlay oo cod dhahaayo ثم انكم بعد ذالك لميتون bacdeen xafada soo aadi anoo is leh is quraan saar jin ayaa kugu jiree

Wadadii ayaa canug fadhiyo oo hoydiis uga dhaqaaqdi ku arkay

Riyada anoo layga dhex hadlaayo oo gabar quraan saaraya

Fasirka:

Waa riyo tilmaamaysa sixir halis ah in laguu samaynayo, oo keeni kara geeri ama cudur aan laga kicin.

Waxaad ku dadaashaa quraanka


It's a dream that describes a dangerous magic to be done to you, and can lead to death or an unprovoked disease.

You are striving for the Quran.


Previous Post Next Post