Riyada:
Asc sheekh waxan ku riyooday anago masjid nadifinayna aniga iyo wllshy markan waxan ka qadnay rogi o dhulka marmarkan anigu iskobe iyo biyo ku maydhaya kadib waxan idhi simaydh waxan soegaya ilmiyaraye tuyaron dhaly cadi ahan ti haysay oon siwacan uhayn ayaan utagy wan kasoo noqday waxan dhexda iga racy ano masjidka usocda nin anan garanayn oo nomahad celinaya wllshy ayuu waxu leyahy oo aniga igu leyay waxan sinayna lacag dadban ugaso ururinaya iyo nin ay gursato kadib masjidki ayaan galy waxan utagnay iyado sijayadi ama rogi ladhigay waxan dhigay mel dacsad anigu kadib waxan bilaby inan haghagajiyo masjidki oon kashaqeyo ninki halkanu tagan yahy wuu iegayaa waxu leyay tababa qurux badane kadib halka waxa kasoo baxy oday masjidka kaedama oo mu adina wuu nala hadhadly kadib riyadi waan ka tosay
Sheekh waan ducastay diban usexday amuur an ad udonayay ayaan ku ducaystay ifasir sheekh
Fasirka:
Riyada waa khayr aad heli doonto, waayo inaad u adeegto guriga Alle waa towfiiq aad heli doonto, muraadkaaga ayaad gaaraysaa inshaa Allaah.
Waliba mustaqbal fiican ayaad helaysaa nin ku jecel oo aad ku qanacsan tahay oo ku illowsiiya kii hore ayaad heli doontaa.
Dreams are good that you will have, for to serve the house of Allah is a blessing that you will have, and you will achieve your destiny in the hope of Allah.
Yet in a better future you will find a man who loves you and is satisfied with you and forgets the first you will find.