Riyada:
Asc shekh waxan kuriyoday anoo salaad dukanaya gawar ila dhalatay an kula dardarmaya iney salada dukato aan u amanaya iney salada fiican tahay okale kadib waxa lagara xiligii salada saladana waxan umaleyna iney salad duhur aheyd waana ku farax sana inan dukado ninkeyga iyo aniga aad ban ufaraxsanen Waxaan cod dher ku aqrinayay qur aan anoo howl haayo
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa nolol degan inaad galayso oo qabow ah, waxaa kaa haraya walwalka iyo fikirka, waa riyo fiican.
Dreaming describes a calm life to enter that is cool, you are left with anxiety and thinking, it is a good dream.