Riyada:
Asc
Wxn ku riyoody anoo la jooga gabadh caana ,dhamaan familkeedu waa caan ilaa walidkeeda, oo sheekaysanyno oo gurigeedan jooga , kadib an kacay o qol Baan galay, aad u qurux badn o goglan. Waxna iskuma nihin wxy xitaa ma taagero oo ma daawo.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa guud ahaan, dad caan ah inaad is badan doontaan ama xiriir idin dhexmari doono ama meel lagaa yaqaano in lagugu soo dhoweyn doono.
The dream indicates in general, famous people that you will be more likely to be in a relationship or a relationship between you or a place where you are known to be welcomed.