Riyada:
Waxaan jira 24sani Waxaan ahay garoob
Waxaaan ku riyooday wiil wllkey riyada dhexdeyd waa wiil yar aan la jiifo baa waxaa nasoo wey raraayo jiniyo 4 Jin 3 yaryar iyo 1weyn waxey rabeen walaalkey in ee dhex galaan Ani iyo walaalkey oo iska jiifno baa Ani lugta la iga jiida kor la Ii qaada wllkey bee kuwa Kaley aadayaan Ani quraaan akhris bilaaway saa quraanka u joojiyo dartiiis bee cunaha I qabteyn dhagaha nh fareey iga galsheyn waxaa akhrinayo ma maqlo lkn wax waa akhroyaa walaalkey ku dhahay quraan akhriso woo I maqli weyna Marka hore markii dambe quraan oo akhristey sidey Ani I yeeleyn bee ku sameyen woo joojiyay wey dhex galeyn wllkey Ani xoog iska raadshay darbi Ii dhaw garaaacay hooyo iyo aabo igu Soo baxeyn kii I haayey woo carary wllkey woo suuxay biyo iyo quraan ku akhrinay woo soo naxay
Wll riyo nucaan oo kle oo jiin isoo weyrarayo baa maalin kale arkay dhagaha iyo cunaha I qabaayaan SI ee quraanka aa akhrinayo u maqlin oo iskaga daayo
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dad sixir sameeyo oo xaasid ah, waxay rabaan inay xumaan idinku sameyaan adiga iyo walaalkaaga, waxaana laga yaabaa inaad deris tihiin dadkaas sixirka adeegsado.
The dream describes people who do magic and are jealous, they want to do evil to you and your brother, and you may be neighbors of those people who use magic.