Riyada labo gabar gurigeyga jooga oo ninkayga wadayo

Riyada:

Asc shakh waxan kuriyoday iyado haben tahay waxa gurigena jogay 2gabdho abtigey dhalay kadib ninkeyga wuxu dhaha wan wada gurigoda geyna wuwada mid ey katagayan midi kale Ana wadayo San uso daba soconay ninkeyga gadal igawacayo soobax uidhaha kadib hadan sojesto iyaga dhan wan wena Mel ayka baxen wadadii kuso labana gurigii wan weyna gurikale gala wax arka nin ciidan ah waxan weydina gurigeyga inu igeyo Ana kalumay wuxu igu yera will walalo nahay oo catobay willkii dhaha gurigeyga kalumay igey beri kugeyna idhaha hada hawen dhexe waye kaga sii daran wuxuba idhaha ayanta aanso baxay mahe ayankale waye markasan dhaha halmalin io hal hawen jidma socday mana daremin seku dhacday wan yaba hawenki mesha seexo idhaha berikuwada wuxu isexina guri wasaq badan qashin kabuuxa

Riyada labo gabar gurigeyga jooga oo ninkayga wadayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa naago inay noloshiina ku jiraan, waxaa laga yaabaa inay ninkaaga damac ka leeyihiin.

Marka gurigaaga ilaalso yaan lagugu dirin ninkaaga.


Dreaming describes women being in your life, they may have ambitions about your husband.

When your house is guarded, don't be Inciting to your husband.


Previous Post Next Post