Riyada:
riyadayda waxa ay tahay waxaan arkay habeen habeenada kamid ah anoo cirka fiirinaya ayaan fadka ama daruuraha kudhex arkay magaca ALLAAH iyo magaca muxmad scw
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa bishaaro, waxaad gaari doontaa heer sare, wixii aad rabtay waad heli doontaa adoo iimaankaaga siyaadayo, Ilaahay wuxuu kaa ilaalinayaa wixii xun, waa riyo aad u wanaagsan.
Dreaming describes good news, you will reach a high level, you will get what you want by increasing your faith, Allah protects you from evil, it is a very good dream.