Riyada:
Waxan ku riyooday inan aan guur ku heshiinay oo aan anigu uga baxay
Ayaan ku riyooday isagoo iiyeedhaya oodoonaya inu wax iisheego
Iso fasir riyadaas wll
Fasirka:
Riyada waxay waxay tilmaamaysaa wali inuu niyadda ugu hayo oo uu rajo kaa qabo, waxaa dhici karto si dhab inuu kuu jecel yahay.