Riyada nin cunuga iga kufsanayo

Riyada:

Walal aniga xas ba ahay oo 4 ciyal dhashay ninka iqabatay wan isku xumanay waxan kala tagnay sanadki la so dhafay kadib ilmihi bu iga qatay aniga wanadki wa iskaga so tagay waxan imid qurbaha kadib ano cidadi idhaman bu igu yiri wan kugu labtay aniga wan ka aqbalay san ilmaheyga oga war qabo lkn jecel an asaga uqabo ugu ma laban hada wu iqaba dalka kenya nairobi bu joga asaga iyo carurta Walal curadeyda iyo inanka kayar ba riyo ku arka markasta ayago la dhibatenayo waga xta la nola ilmaheyga wan yabi ayo biyo dad iga qado ama bada biyadeha iga qado lkn hada wax kaduban oo mucjiso an arkay Subxanallah

Waxan ku arkay Riyada nin qol naga dagan oo macalin dugsi ah oo cunuga iga kufsaday subxanallah walal nin cunuga iga kufsaday wu dolacadenaya guriga bu cadi ujoga wax cabsi ah kama muqato Ana wax awod ah malhi an ninka kula hadlo ad bu ifirinaya ninka Ana wan iska amusanahay waxbo ma weydinayi Wlhi ila hada walal adba qalbiga ixanunaya 2mar an kuriyoday iska cunugas laiga kusanayo

Riyada nin cunuga iga kufsanayo

Fasirka:

Riyada waa digniin culus, waxaa lagaaga digayaa ilmaahaga dhibka ay la kulmi karaan, waxaa kaloo riyada laga fahmayaa in ilmaha ay dayacsan yihiin aan si fiican loo daryeelin.

Marka riyada waa digniin culus isku day ilmahaaga inaad wadato ama aad u tagto.


Dreams are a serious warning, you are warned about the difficulties children may face, and the dream also understands that the children they are neglected are not well cared for.

Then dreaming is a heavy warning try to take your child with you or go for it.


Previous Post Next Post