Riyada:
Mara badan wahan kuriyoda qof madax analojogo amise arkayo.
Inbadan na waxan arka shaqadi hore ankatage ban arka anokashaqeyo markastaba asxabta shaqada lajogo anigo darki shaqada xiran wayigusonoqnoqata riyadan hada wax shaqo Mahayo ilen waniskaraba
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa shaqadaadi hore shaqo ka fiican inaad helayso, qofka madaxda ah aad arkayso waa astaan tilmaamayso meel sare inaad gaari doonto.
The dream indicates your previous job is a better job than you are getting, the person in charge you see is a sign that you will reach a higher place.