Riyada:
Geel libaax eryanayo ayaa naga horyimid aniga iyo saxiibkay murkuu geelii na waydaartay waxaa na soo jiidhay libaaxii eryanay geela kadib waxaan ku dhuftay dhagax wuuna naga leexday.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inay kula soo gudboonaan doonaan dhibaatooyin adag laakin waad u adkaysan doontaa waana ka badbaadi doontaa marka ugu dambayso.
Libaaxa wuxuu astaan u yahay hadda dhibka iyo rafaadka iyo cabsida kula soo gudboonaan doonto neefka geelana wuxuu astaan u yahay sabarka iyo adkaysiga sidoo kale leexashada libaaxa waa badbaadada.