Riyada nin aanan garanaynin oo shaadh cusub i siiyay

Riyada:

Waxaa  ahay nin dhalinyaro ah oon wali guuursanin waxaan ku riyooday saaxiib aanan garanaynin oo shaadh cad oo cusub isiiyay 
Riyada nin aanan garanaynin oo shaadh cusub i siiyay


Fasirka:

Riyada waa bishaaro shaatiga cad waa khayr badan, wuxuuna tilmaamayaa daacadnimo, waliba guur ayuu tilmaamayaa mustaqbalka soo socda, gabadha aad guursan doonto waxay noqon doontaa gabar qalbi nadiif leh oon xaasid ahayn oo daacad kuu ah waliba gabar aan nin kale waligeeda soo shukaansanin oo ku cusub nolosha  shukaansiga, gabadhaasna si sahlan ayaad ku heli doontaa inshaa Allaah.
Previous Post Next Post