Riyada:
Asc bahda daruur media waan idin salaamay wlle yaal xalay waxaan ku riyooday aniga oo faruurteyda hoose ama bishinteyda jarjaraya oo hilib badan ka guray iyo baruur sakiin Ayaan istimaalayaa wax xanuun ah na ma dareeemayo gabadh xaas ayaana ahay isoo fasira jasaakalaah khyr
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad iska gooyn doonto dadka garabkaaga ah oo wax kuu qaban karo saaxib ama walaal ama qaraabo, faruuryaha waxay astaan u yihiin waxa aad ku tiirsan tahay oo qiimahaga muujinaya oo nolosha kaa caawinaya.
Marka iska jir in dadka wanaagsan lagugu diro oo aad sidaas ku gooyso qaraabo ama saaxiibad wanaagsan ha ahaadaan.