Riyada wiil ii yimid oo liin dhamaan aan siiyay isna lacag i siiyay

Riyada:
Asc wllayaal.
Wxan xalay ku riyooday anigoo jooga gurigeena ayaa wxaa ii imaaday wiil iska meel dhexaad ah oo waji ahaanna quruxlow ahaa oo mareeykanka iiga yimid iina sheegaya inuu horeyna mar iiso wacay kadib wxaa ooyay wiil yaroo wllkey dhalay markaa buu idhahy adi maa dhalay intuu Yara naxay maya ayaan ku iri kadibna caadi buu iska noqday kadib liin dhanaan meesha saxan yar saarned buu damcay inuu inoo kala jaro kadib ban ku iri iska wada qaado anaga geed liin aa inoo baxooye waana run oo geed liin dhanaan aya guriga inooga baxaya kadib ayuu lacag jeeg ku jirta isiiyay o warqad ku dhex jirto io warqad kle oo wx  ku jiraan iguna yiri sidad doonto u isticmaal.
Sidaas ayaana ku kala tagnay oo isu macasalameyny wiilkii.paL lifasira riyadaas wxana ahay gabar aan guur soo marinpa
Riyada wiil ii yimid oo liin dhamaan aan siiyay isna lacag i siiyay


Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto nin aad kuugu kalsoon nolol fiican ayaadna la wadaagi doontaa, wax kastana wuu ku siin doonaa oo ay naftaadu jeceshay.
Riyada sidoo kale waxay tilmaamaysaa barwaaqo inaad heli doonto waa khayr.
Waxaa dhici karta wiilkaas inuu ku nool yahay wadan kaa fog ama inuu ka dhashay reer maalqabeen ah.
Previous Post Next Post