Riyada:
Sc maxaa lagu fasiraa qofkii arko asoo magaalada ku dul wareegaya asoo duulaya sida shinbirta oo kale guryaha korkooda iyo geedaha magaalada ku yaalla.
Fasirka:
Riyada duulitaanka marka ay tahay qaabka aad sheegaty oo ah qofka inuu ku dul wareegsanayo guryaha korkooda waa riyo fiican waxay tusinaysaa qofkaas inuu awood yeelanayo meelo badanna u safrayo.
Waxaa laga yaabaa inuu noqdo qof madax ah ama masuul.