Riyada:
Asalamu caleykum shiiq ilahey hakubarakeyo qeyr fara badana allha kusiye ii fasir riyadan iga ohisay shiiq waxan kuriyoday walashey iney dhimatay walalaheyga kalana kama garaneyn tey tahay waxan aday tacsidii waxan ugu tagay gobtii tacsida hoyadey oo xanunsan korkedu gogo an yahay dhimirka ka xanunsaneysa nabro badan jirkeda ka so baxay dharka an ceshaneyn waxan u oyey si saa ida bartii an jogay ayan malkeygii ku xarashay si an ugu daweyo hurdadii waxan ka so kacay anigo aminsan oyinteyda iney dadku maqlayen murugeysan hoyadeyna wey cafimad qabtay markii iigu dan beysay
Fasirka:
Riyadan waxay tilmaamaysaa murugo kula soo gudoonaanayaan oo la xiriira mustaqbalka noloshaada, Ilaahay hakaa badbaadiyo wixii dhib ah.