Riyada ul oo quraan laga dhegaysanayo sidii cajalad oo kale

Riyada:

Asc wll waan idin salaamay  dhamaan bahda daruuroweb  walaa hadaan su,aashayda  u dhaadhoco 
Waxaan kuriyooday aniga iyo saaxibkay oo marayna dhul cas oo banaan inyaroo tuur tuurah moyee  wll kadip anagoo halkii marayna ayuu zaaxibka iga soo noqday aniguna anoo dhulkii jooga wali ayaaan ul aan haystay dhulka kutaagay kadib ushii aan dhulka kutaagay ayaa waxay kadhawaa qisay Quraan kadib ushii markaaan dhulka kasoo saray waaba ushii oo muday cajalad quraaN  cajalaadsi waxaa kabaxayay quraan uu akhrinayo qaariyada carbeed mid kamida.
Riyada ul oo quraan laga dhegaysanayo sidii cajalad oo kale



Fasirka:

Walaal riyada waxay tilmaamaysaa inaad guul heli doonto oo aad noqon doonto qof diinta ku xiran oo noloshiisa ay fiicnaan doonto wax kastana loo fududeyn doono.
Previous Post Next Post