Waxaan ku riyooday hooyo oo qarax ku geeriyootay

Riyada:

Walaal waxaan ahay wiil aan wali guursan oo noloshiisa ay wali tahay
Sasay tahayna waxaan kuriyoodaa
HOOYADAY MACAAN OO MASAJID TAGTAY KADIPNA XAGAA QARAX KULA KULANTAY KADIBNA GEERIYOO TAY
WALAAL MARAR BADAN AYAAN KURIYADAY GEERIDA Hooyo Mcn alaha daYe   


Waxaan ku riyooday hooyo oo qarax ku geeriyootay



Fasirka:

Walaal riyada geerida noocan ah waxaa laga yaabaa inay tahay walwal aad dareensan tahay, maadaama dalka ay qaraxyo ka jiraan cabsi ayaa laga yaabaa inay kaa keentay inaad ku riyooto hooyadaa oo qarax ku dhimanayso.
Waxayna u badan tahay sidaas.
Haddii la fasirayo waxaa lagu fasiraa mashaakil iyo murugo kula soo gudboonaanayo.
Previous Post Next Post