Riyada:
Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
Waxan ku riyooday anoo gabadh aan ilmader nahay oo Kala wadan joognaa isiisay xabad muusoo aad u wayn oo aad u dheer oo rootiga kawayn
Waan qaatay oon cunayo anoo waynideeda la dhacsan waanan faraxsanaa
Fasirka:
Sidoo kale riyada muuska waxaa laga qaadanayaa nolol iyo barwaaqo badan muuska wuxuu ka mid yahay miraha janada, waana cunto aad nadiif u ah oo Alle ka ilaaliyay in cayayaanka taabto, marka Ilaahay wuxuu kuu sahli doonaa nolol ilaalsan oo raaxo leh.