Riyada:
Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur
Allah macak
Waxan ku riyooday anoo gabadh yaroo aad u qurux badan oo hindiyad ah uu aabaheed isiiyay oo uu isoo raacay iina keenay
Ana aan israacnay oon dhexda qabsaday anoo caloosha iyo naasaha tatabanaya aadban u qurux badnayd una faraxsanayn
Waxan soo galnay oo ay ikeentay guri aad u qasri ah dadbaa jaagay wax cunaya oo isoo eegayay oo ilayaaban way iga hinasaysnayeen ragaasi
Ana waan iska qarinayay qolbanu wada galnay anagoo aad u faraxsan
Fasirka:
Waa aduudnyo iyo nolol raaxo leh, guud ahaan raaxada dumarka marka lagu riyoodo waa nolol fiican riyada waxay tilmaamaysaa in aad heli doonto nolol farxad leh oo raaxo iyo xasilooni wadata.