Gabar ku riyootay iyadoo dagaal kula jirto nin dheer


Riyada:

Asc bahda waxaan ku riyooday ani oo jiifa waxaan arkay nin dheer oo duqa oo igu soosacda markaa bisinkaan ka qabasaday madaxay guu fadhiisatay waxaa lugtiisa bidix saaray qardhaas ninka waxaa agtaagnaa nin gaaban oo madow ò jareera markaa waxaan aqriayay suuratu falaq markaa jareerkii waxuu dhahay ani haday suuratu falaq aqridayday bas way iga adkaatay wuuna tagay kiikale waxaana garanayn igu aqriyay gacmahaygay suxulada iga daalee markaa wan la diriray kii soo haray dibaan uxiray gacmahiisa suuratu baqara aqriyay kiikalana waxuu dhahy haday suuratu baqara aqriday way iga adkaatay aadbuuna iila diriray markaan ladgo wuu igusoo kici ugu danbaydibaan u xiray wuuna so fakaday wana ladiriray
Xiliga aan ku tiyooday adinka horee salaada habeen jimce ah
Gabar ku riyootay iyadoo dagaal kula jirto nin dheer


Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa sixir iyo il inay jiraan, waxaad dagaal kula jirtaa shayaadiinta, waxaad kaga adkaan kartaa quraanka kaliya, waxaa lagu tusay inay quraanka ka baqayaan.
Marka ku dadaal inaad akhriso quraan siiba aayadaha sixirka iyo jinka lagu reebo.
Ninka dheer hadda wuxuu astaan u yahay shaydaanka shartiisa oo aad u badan oo lagugu soo saliday.
Previous Post Next Post