Riyada:
Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin webka daruur
Ilaahay ha idin xafido
Waxan ku riyooday hooyaday oo ii keentay boorsada aanku shaqo tago ee ay iigu jiraan qalabka caafimaadku
Iyadoo aad u qurux badan oo intay maydhay nadiifa ayay igu tidhi waanku farxay aadbay u qurux badnayd oo ay u dhalalaysay waanka qaatay anoo aad u faraxsan
Fasirka:
Riyada waa khayr waxay tilmaamaysaa ducada hooyadaada ay kuu duceynayso iyo isduu qalbigeeda nadiif u yahay, shaqadaada guul weyn ayaad ka gaari doontaa towfiiqdana waligaa ayay kula socon doontaa, waa riyo khayr iyo bishaaro xambaarsan.