Riyada:
wll waxaa jirto gabar saxibtey ah wali lama guursan waxay xalay kusoo riyootay iyada iyo gabar ay ledahay wa saxibtey riyada dhex deeda caadi ahaana qofkay eheed ma xasuusato iyagoo isla socdo ayee meel shirkad hormuud galeen waxaa joogay nin xogaa cayilan kadib ilbaabka ayuu xirtay wuxuu uwacay rag ilaa 3cml garayo iyada wayka soo fakatay lkn miday isla socdeen ayaa lakufsaday kadib guriga ayee imaaday waxay aragtay isla ninkii kasoo baxsatay oo guriga ugu horeeyo oo guriga salaad kutukanaayo way yaabtay waxaa lajogay gabarta wllked waxay ku dhahday abwe ninkan muxuu inta kasamaynaa way kasoo carartay waxaa soo bursaday wllked iyadana waykacarartay
Fasirka:

Riyada waa digniin gabadha waxaa laysaga digayaa nin iska dhigaya qof wanaagsan laakin aan wanaagsanayn, marka waxaa laga rabaa inay taxdar ka qabto raga noocaas oo kale ah oo guur kasoo dooni kara.
Adiga xataa digniinta waa ku jirtaa iska ilaali nimanka munaafuqa ah oo labada weji leh.