Riyada:
Asalamu calaykum walal waxan rajaynayaa inaad caafimaad qabtaan
Wll waxaan wataa laba riyo mid waa anoo dhiiga xaydka ah intaan gacantayda kutiray aan leeyahay waxkalaan sugayay muxuu iigu yimid yacnii dhibsanaya xaas baana ahay hada dhow guursatay afar bil kahor walina wax mayeelan
Waad mahadsantihiiin
Asalamu calaykum
Fasirka:
Riyada dhiiga caadada oo gacanta aad ku tirtay waxay tilmaamaysaan inaad goor dhow uur qaadi doonto, waxaa kaloo laga fahmayaa ninkaaga inaad si fiican isugu dhowaan doontaan inkastoo wax yar mashaakil idin soo dhexgalayaan.