Riyada nin askari ah oo xabbad lagu soo ridayo

Riyada:

A S C, walal waxan ku riyooday anigo dad la fadhiya meel waddo laami ah gaadhi weyn taag'na ag'tisa marka anago fadhina ayu nin askari direys sitay o bajaaj saar'na isago nagu soo socdo ayu baas'kolad nagu soo riday lkn qof'na kumeysan dhicin kadib anigu wan ka tagay waxan tagay meel beera o cagaar ah dhinacisana wanan cad cad ay ku daaqayan ayaan ku arkay hadana kadib waxan tagay meel cilaaj ah o dadka mas'kaxda ka xanuunsan la galiyo lkn meshaa cilaaj irida anigo hortaagan wxn arkayay ninka cilaajka o dad xanuunsanaya galinayay e bal riyadan i fasira khayr ale hadin siiyo.
Riyada nin askari ah oo xabbad lagu soo ridayo



Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo dhibaato oo aad lugaha la gali doonto, waxayna noqon karaan dood iyo dagaal laakin sida riyada ka muuqata waad ka badbaadi doontaa marka ugu dambeyso, waxaa kaloo riyada ay xambaarsan tahay digniin, waxaa lagaaga digayaa inaad tagto meelaha dhibka kaaga imaan karo, waxayna u badan tahay meelaha ay ku kulmaan dadka laga yaabo inay is dagaallaan siiba waddooyinka.
Previous Post Next Post