Riyada:
asc wall waxaan Ku riyoodaa riyo cabsibadan leh taasoo mararka qaar aanqaanliyo mar Marne wax aan arkeynin ayaa korka iiga fadhiisanaayo culeesbadan ayaan dareema mana dhaqdhaqaaqi kari mahadli kari mxaas mexeey yihiin jwb wacan.

Fasirka:
Riyada cabsida leh inta badan waxay tilmaamaysaa qofka inuu sixran yahay ama il inay hayso, waliba marka qofka ay kusoo noqonoqonayso riyada, marka seexaynayso akhriso adkaarta hurdada maxaayeelay shaydaanka ayaa ku cabsigalinaya marka iska jir inaad seexato weyso la'aan.
Marka culeyska iyo cabsida badan waxay astaan u yihiin sixir iyo il ama walal adigoo ku hayo inaad seexato taasna way ka imaan kartaa waa riyada qarawga.