Riyada:
Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin webka daruur
Allah macak
Waxan ku riyooday wiil aanu saxiibo ahayn yaraantii oo ay iigu danbaysay 23 Sano kahor
Waalkasi magaciisu waa Mohamed cabdilaahi ayaa la oran jiray
Waan isku soo boodnay oo laabta is isgalinay
Salan kabacdi ayaa waxuu iisheegay inuu hayo sawiradii yarantii markan dugsiga dhexe ku jirnay waxaanu ii shiday video Kala gadisan gaar aanu anoo Ilaa sadax ah anagoo ciyaarayna anagoo qoslayna anagoo gabdho laqoslayna anagoo magalada socona anagoo xaflado joogna aad ban u ugu faraxsanaa oon raaxaysanayay waqtigii quruxda badnaa een soo wada qaadanay guud ahaan asxaabtaydii
Waxaan daawanayay anoo suuqa dhex socda anoo labis qurux badan wata
Waxaana la igu lahaa waa sidan
Anoo buur saaran ayaa dad igu lahaayeen waasidan awliyadu ama qaabkan ayay awliyadu u shaqaysaa
Awliyadasi la ii sheegayo waxay ahayeen kuwo culimo ah oo waa hore dhintay waxaana la ii sheegayay qaabkii ay u shaqayn jireen awliyadu
Runtii riyadaasi waan la yaabay
Allah mahadleh.

Fasirka:
Riyada waa riyo bishaaro ah oo noloshaada ku saabsan iyo qaabka aad bulshada ugu dhex noolaan doonto waxaad noqonaysaa in aad loo tixgaliyo oo dadka ay jecel yihiin, sidoo kale waxaa kusoo gaari doono war aad ku faraxdo oo kusoo xusuusin doono taariikh hore.