Riyada:
Asc duurweb Alxamdulilah Alle aya mahada leh Waxaan Ku Riyooday saxibtay oo uur leeh waxaan Oo uu ninki qabayna ii leyahay wataas oo waa 9bilood waxaay daba ordaysa itaxano iyo shahado ee maxan siiya waxaan idhi waxaad siisa coloob iyo subag sii tasay cuniye saxiibtayna lamba guursan oo waa gashaanti Riyada ifasir
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas in dadaal culus ay ku jirto oo ay mari doonto dhibaatooyin la xiriira mustaqbalkeeda, rafaad kadib waxay la kulmi doontaa nolol farxad leh iyo khayr badan waliba waxay gaaraysaa waxyaalaha ay raadinayso inshaa Allaah.