Riyada:
Acs walaal waxan ku riyoody wiil aan xidhiidh lahaan jirnay oo gacmaha iyo lugaha ka xidhan dadku waxay lahaayeen wuu waashay isgu wuxuu ilahaa i caawi wuxuuna i weydiisanayay cafis walaal iisoo jawaab ilaahay haku barakeeyo walaal.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inuu dhib haysto waliba la xiriira nolosha iyo murugo waxaa laga yaabaa inuu adiga kugu fikirayo oo dan kaa leeyahay oo uu kaaga baahan yahay inaad arrin ku caawiso waxaa kaloo laga fahmayaa riyada ninkaas cudur nasfi uu hayo