Waxaan ku riyooday sedex mas oo waaweyn

 Riyada:

Waxana jirto Mar an arkey riyo masas jala ah Oo3 xabo wawen ah waxana markan kasoocararo garabkeyga waxaa tagnaa xawaryarteyda o la dhalatey hooyadey iyo sadaxnin wajigoda ma arkin bas hawaryarteyda an arkey wajigeda

Waxaan ku riyooday sedex mas oo waaweyn

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil idinka dhexeeyo oo dad dagaal idin kula jiro habaryartaada ayaana lug kul mashaakilkaas iyo niman qaraabada ah.

Previous Post Next Post