Riyada:
Waxaan riyo ku arkay anigoo lacag iga dhuntay hadana aan helay Laba habeen oo isla sidii ah, lacagtana waa lacag Saudi oo shanshan boqol riyal obadan
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka gaabin doonto cibaadada oo aad dayici doonto waajibaadka salaadda iyo danbiyo badan inaad gali doonto oo la xiriira salaadda iyo cibaadada, lumitaanka lacagta waa sidaas, helitaankana waa ka towbadkeenka aad ka towbadkeenayso dambiyadaas, guud ahaan riyada waa riyo digniin ah ee iska ilaali dambiyada aad faraha kula jirto.
The dream indicates that you will fall short of worship and neglect the obligations of prayer and many sins that you will commit in connection with prayer and worship, the loss of money is so, and getting it is from repenting of these crimes, generally the dream is a warning dream so beware of the crimes you are committing with your fingers.