Riyada:
Asc riyadan isi fasir wlaal
Waxaan ku riyooday anoo waysaysanayo oo wajiga maraya Ayaan soo kacay gaacntiina wajiga ku haya.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa khayr iyo bishaaro sidoo kale towbad iyo towfiiq, sidoo kale in Ilaahay kaa badbaadin doono arrimo dhib wata, weysada waa wax aad u fiican marka lagu riyoodo.
Dreaming describes goodness and good news as well as repentance and repentance, as well as that Allah will save you from difficult things, it is very good when you dream.