Waxaan ku riyooday anoo suugo kaligeeda cunaya

 Riyada:

Asc riyadan isi fasir wll 

Waxaan  ku riyooday anoo suugo cunayo kaligeed, micnha baasta kuma cunin, roodhina kuma cunynin 

Waxaan ku riyooday anoo suugo kaligeeda cunaya

Fasirka:

Walaal riyada aad cunayso suugada kaligeeda waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto nolol fiican iyo barwaaqo waxaadna ku heli doontaa qaab fudud, waxaa dhici karto inay noqoto nolosha mustaqbalka guurka haddii aad tahay qof wali aan guursanin, haddii aad xaas tahayna waa barwaaqo guud ah ayaad heli doontaa.


Brother the dream of eating soup alone indicates that you will have a better life and prosperity and you will get it in a simpler way, it may be the future life of marriage if you are a person who is not yet married, and if you are married it is a general prosperity you will have.




Previous Post Next Post